|
Xubnihii Komishanka Ee Watay Maamuus Ka Xayuubinta Gudoomiya Oo Aqbalay Ergada Xisbiyada. Hargaysa(Sanaag.org)-Saddex xisbi Qaran iyo xubnihii Guddiga Komishanka Doorashooyinka Qaranka, ayaa shir jaraa’id oo ay si wadajir ah u qabteen maanta shaaca kaga qaaday in lagu guulaystay dhexdhexaadintii xisbiyadu ka dhex wadeen Komishanka Doorashooyinka oo uu soo kala dhexgalay khilaaf lagu doonayey in lagu beddelo hoggaanka Guddigaas oo maalmihii u dambeeyey cirka isku shareeray.(10/6/2008) >> More Xisbiyada KULMIYE iyo UCID oo jawaab kulul ka bixiyay eedaymo uga yimi Wasiir Xukuumadda ka tirsan . Hargaysa(Sanaag.org)-Labada Xisbi Mucaarad ee KULMIYE iyo UCID ayaa markii ugu horeysay jawaab ka bixiyay, isla markaana waxba kama jiraan ku tilmaamay eedayn uu dhawaan u jeediyay Wasiirka Ciyaaraha iyo Dhalinyarada Somaliland Maxamuud Siciid Muxumed, taas oo uu ku sheegay in Xisbiyada mucaaridku ay u gudbiyeen Guddida doorashooyinka qaranka waraaqo ay ku dalbayaan in aan diiwaan-gelintu ka dhicin gobolada Sool iyo barriga Sanaag(10/6/2008) >> More Dawlada SL Oo Sheegtay Waqtiga Xajka Ummada Somaliyeed Kaga Dhoofi Karaan Baasaboorkii Cagaarnaa.
Hargaysa(Sanaag.org)-Wasiirka Duulista Hawada Somaliland Cali Maxamed Waran-Cadde ayaa sheegay in Baasaboorkii hore ee Cagaarka ahaa ee Somalia lagaga dhoofayo Madaarada Somaliland sanadkan, isla markaana aanay Xukuumad ahaan aqoonsanayn Baasaboorka cusub ee dhawaan ay hirgelisay Dawladda Federaalka ee Soomaalia. Wuxuuna ugu baaqay dhammaan umadda Soomaaliyeed inay madaarada Somaliland kaga dhoofi karaan gudashada Xajka ee sanadkan Baasaboorkii hore ee Cagaarka ahaa.
(10/5/2008) >> More Wasaarada Arrimaha Dibada Georgia,Oo Ku Baaqday In Somaliya,Somaliland Aqoonsato.
Moscow (Sanaag.org)-Wasaarada Arrimaha Dibada ee dalka Georgia oo ku baaqdey in Soomaaliya aqoonsato Soomaaliland, kadib markii Safiirka Soomaaliya u fadhiya Ruushka ku dhawaaqay in dalkiisu aqoonsanayo South Ossetia iyo Abkhazia
Dowalada Georgia ayaa Jawaab kulul ka bixsay hadalka soo yeerey Safiirka Soomaaliya u fadhiya Ruushka ku sheegay in ay aqoonsantahay gobolada ka go'ay dalkaasi ee Abqaasiya iyo Usheetiya.(10/4/2008) >> More Kastamka Dhanka Bari Ee Magaalada Laascaanood Oo Maanta Si Rasmiya U Hawl Galay Waxaa maanta si rasmi ah lo furay kastamkii barriga ee magaalada Laascaanood ayaa kaas oo laga soo raray magaalada Caynbao ee oo horay u ooli jiray kastamkaasi muddo sanooyin gaadhaysa waxaana magaalada Laascaanood loogu soo raray kadib markii xafiiska maaliyada ee magaalada Laascaanood Gobolka Sool si rasmi ah loo furay(10/2/2008) >> More Ceerigaabo daawo sida looga ciiday Ceerigaabo
Ciim Mubaarik, indhahaaga ayaa ku doogsanaya bilicda ka muuqata bulshada reer sanaag, waxaad jeclaysanayaa in dhulka cagaarka ah aad ku qaadato wakhtigaaga ugu qaalisan ee aad farxada iyo reynreynta ugu weyn dareemaysid, wejigaaga ayaa waxa laga dareemayaa ama laga sawiranayaa sida aad ula dhacsantahay inaad ku noolaato magaalada ceerigaabo(9/30/2008) >> More Ciid Mubaarik (Sidee looga ciiday Ceerigaabo)
Waxaa saaka Fagaraha weyn Ee Garoonka Kubada Cagta Ee mgaalada Ceerigaabo isugu soo baxay kumanaan qof oo doonaya in ay ku Tukadaan Salaada Ciida Fidriga iyagoo farxad iyo raynrayn ka muuqatey wejiyadooda.(9/30/2008) >> More Wasiirka Awqaafta Iyo Diinta Somaliland Oo Caawa Ku Dhwaaqay inay Bari Ciid tahay.
Hargaysa(Sanaag.org)-Wasirka Diinta iyo Aw Qaafta Somaliland, Sh Maxamuud Suufi Muxumed ayaa hada ku dhawaaqay in caawa tahay Iid, ka dib markii wasiirku sheegay in laga arkay bishii Wadamada Carabta sida dalka Sucuudiga iyo dalka Somaliland oo uu sheegay in laga arkay Gobalka cusub ee Badhan gaar ahaan magaalo madaxdiisa Badhan.(9/29/2008) >> More Xafiiska wasaarada maaliyada ee Gobolka Sool oo iridaha loo furay iyo wafdi ka socotoa wasaarda. Waxaa si rasmi ah loo furay iridaha wasaarada maaliyada ee Gobolka Sool tan iyo intii maamulka Somaliland uu soo gaadhay xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood iyadoo wasaaradani ay kamid ahayd wasaaradaha far ku tiriska ah ee aan ka furnayn Gobolka taas oo ay shacabka magaalada Laascaanood si wayn u sugayeen inay arkaan wasaarada(9/29/2008) >> More Gabadh Laba Nin Wada Mehersatay iyadoo nin ka mida Hooyadii loo Dilay mehersiga Gabadhan Si Kastab ha ahaatee waxaa murugo iyo naxdiin soo foodsartey wiilki danbe ee gabadha lagu daray wuxuuna markiiba ku fikiray in u af-duubo reerka wiilka gabadha ku haysto si u qal-qalo islamrkaana u faraha kala baxo gabadhan isku haystan, maadaama uu kaga awood badan yahay Magaaladda Muqdisho, waxaana u adeegsaday dad ay qaraabo yihiin oo ku noola magaaladda muqdisho sii loo qaraajiyp(9/29/2008) >> More Wacyi-gelinta Diwaangelinta Oo Maanta Si Rasmi Ah Uga Bilaabmatay Ceerigaabo
Maanta ayaa waxa si rasmi ah uga bilaabantay wacyi-gelintii diwaangelinta loogu talo galay, ururada rayidka ee Horseed for Development & Environment Protection ayaa ololahan wacyigelinta ka bilaabay guud ahaan magaalada Ceerigaabo.(9/28/2008) >> More Xafiiska KALKAAL Ceergaabo Oo Deeq Raashina Gaadhsiiyay Dad Danyara.+ SAWIRO
Ceergaabo(Sanaag.org)-HA'AYADA KALKAAL AYAA BISHII GAADHSIISA MUCAAWINO DAD GAADHAYA 254 QOYS OO KU DHAQAN GOBOLKA SANAAG".
Xafiiska KalKaal ayaa gaadhiisyay Raashin dad danyara Oo Ku dhaqan Magaalada Ceergaabo.(9/28/2008) >> More Madaxweyne Rayaale Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay kana Xog warramay Safarkiisa. Hargaysa(Sanaag.org)-Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo wefdigii uu hogaaminayay ee socdaalka ku marayay dalalka Faransiiska , Jarmalka iyo Ingiriiska ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay.
Madaxweynaha iyo wefdigiisa oo ay garoonka diyaaradaha ee caalamiga ah ee Egal International ku soo dhaweeyeen
(9/27/2008) >> More Dugsiyo cusub oo laga dhisay Degmada Ceerigaabo
Gobolka Sanaag oo ku ah gobolka ugu baaxada weyn jamhuuriyadda Somaliland ayaa waxa haysata dhibaato dhanka waxbarashada ah; bulshada xoolo dhaqatada ah ayaan haysan adeeg waxbarasho, isla markaasna ay dhibaato weyni ka haysataa inay caruurtooda u helaan dugsiyo ay wax kabartaan. Afar Dugsi Oo Hada la dhamays tiray ayaa waxaa Iska kaashaday Hayáda Wadaniga ah ee Somaliland Nomadic and Development Organization Iyo USAID/EDC.(9/26/2008) >> More Axmed Xaaji Cali Cadami Iyo Xubno 40 Ku dhow Oo Shaaciyay In Ay Goaankii Gudiga Aqbaleen. Hargaysa(Sanaag.org)-Garab uu hogaaminayo Axmed Xaaji Cali Cadami oo ka mid ahaa labadii Musharax ee ka cadhooday Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga KULMIYE
Ee dhawaan ka dhacay Magaalada Burco iyo tiro lagu qiyaasay 50 xubood oo ka tirsan Golaha dhexe Xisbiga oo iyagu raacsanaa labadaa musharax ee Cadhooday nidaamkii Shirkaas ayaa Shir ay isugu yimaadeen Caawa ku doortay guddi ka kooban todoba Xubnood(9/26/2008) >> More Madaxweyne Riyaale Iyo Waftigii La Socday Oo Wali K Sugan Uk. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo beryahanba socdaalo ku kala bixinayay dalal ka tirsan qaaradan Yurub imikana ku sugan Magaalada London ee dalkan Britain ayaa waxa uu maanta kulamo isdaba joog ah kula yeeshay huteelka uu degan yahay masuuliyiin kala duwan oo ka kala socday jaaliyadaha Somaliland ee ku nool Magaalooyinka London, Bristol, Cardiff, iyo Sheffield,(9/25/2008) >> More G. Komishanka Oo Ka Warbixyay Halka Marayaan Hawlaha Diiwan galinta Hargaysa(Sanaa.org)-Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, Md Maxamed Ismaaciil Maxamed (Kaba-wayne) ayaa shaaca ka qaaday maanta in si rasmi ah ay u soo wada gaadheen xarunta komishanka doorashooyinka qalabkii loogu talo galay fulinta hawasha diiwan gelinta cod-bixiyeyaasha doorashooyinka , islamarkaana ay sidii loogu talogalay ay u socota hawsha u diyaargarowga diiwan gelinta(9/24/2008) >> More Axmed Siilaanyo Oo Wasiiro Xukuumada Ka Tirsan Ku Eedeeyey Warbixn Laga Qoray Kulmiye.
Burco(Sanaag.org)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa markii ugu horreysay caddeeyey mowqifka xisbigiisa ee ku wajahan xidhiidhka dalka ay Itoobiya deriska yihiin ee Eritrea iyo aragtidiisa ku saabsan warbixin si qarsoodi ah uga soo baxday xafiiska Ra’iisal-wasaare Meles Zenawi,(9/24/2008) >> More Somaliland oo ka Qaybgashay Shirka Baarlamaanada Afrika uga Furmay Yugandha
Hargaysa:-Dawladda Somaliland ayaa lagu martiqaaday oo ka qaybgashay shir Baarlamaanada 13 dal oo afrikaan ah uga furmay caasimadda Dalka Yugandha ee Kambala.
Shirkan oo shaqaalaha baarlamaanada dalalkaasi uga bilaabmay Yugandha(9/23/2008) >> More Wasiir Duulista Hawada Somaliland Cali Maxamed WarancaddeWaraysi khaas ah
Hargaysa(Sanaag.org)-Wasiirka Duulista Hawada iyo gaadiidka Cirka Somaliland Cali Maxamed Warancadde oo xubin ka ah guddi Wasiiro ah oo muddooyinkii u dambeeyey ku hawlanaa sidii kor loogu qaadi lahaa dakhliga khasnadda dawladda oo is dhintay, ayaa sheegay in Shirkaddaha gaarka loo leeyahay ay isla qaateen inay bixiyaan Cashuuro dulsaar ku ah intii ay hore u bixin jireen, kuwaasoo uu xusay inay hore ugu baaqdeen.
(9/23/2008) >> More Wasiirka Ciyaaraha Oo Ku Dhawaaqay Goorta La Qabanayo Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland Hargaysa(Sanaag.org)-Wasiirka Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Somaliland Md Maxamuud Siciid Muxumed, ayaa sheegay in tartankii ciyaaraha gobolada Somaliland la qaban doonto Bisha October ee soo socota horaanteeda. sidaana wuxuu kaga dhawaaqay mar uu ka hadlayay tobabar loo qabtay Isu-duwayaasha Wasaaradda ciyaaraha ee gobalada Somaliland oo dhan, kaasoo ka qabsoomay Hotel-ka Imperial ee magaalda Hargeysa(9/21/2008) >> More Nin U dhashay Wadanka Jarmalka Oo Lagu Afduubay Boosaaso Waxaa caawa 20 Sep 08 lagu afduubtay magaalaada Boosaaso nin u dhashay dalka Jarmalka, kaasooo la sheegay inuu yahay Muslim magaciisana la yiraahdo Abubakar.
Ninkan oo Boosaso ku sugnaa muddo 20 cisho kor u dhaafaysa ayaa waxaa uu qabaa gabar Soomaaliya oo reerkoodu deganyahay Puntland, isagoo booqanayey qaraabada gabdha uu qabo.(9/21/2008) >> More Dalka Imaaraadka Carabta Oo Xayiraadii Ka Qaaday Xoolaha Somaliland Laga Dhoofiyo Abu-dhabi(Geeska/Sanaag.org)-Wasiirka Deegaanka iyo biyaha ee dalka Imaaraadka Carabta Md. Dr. Raashid Axmed Bin Fahad, ayaa soo saaray go’aan rasmiya oo uu ku caddaynayo in xayiraaddii laga qaaday xoolaha laga soo dhoofiyo Somaliland iyo dalka Somaliya.
(9/21/2008) >> More Madaxweyne Rayaale Oo Si Aan Hore Loo Arag Ay Dawlada Ingriisku Ugu Soo Dhawaysay UK London(Sanaag.org)-Waxa goordhawayd soo gaadhay magaalada London ee xarunta boqortooyda dalka Britain,madaxweynaha Somaliland mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo waftigii uu hogaaminaayay ee baryahanba maraayay ama booqashada ku joogay dalalka ugu waaweyn qaarada Yurub, sida Faransiiska iyo dalka Jarmalka oo uu madaxweynahu isla maantaba uu ka soo socdaalay ama ka soo kicitimay.(9/20/2008) >> More Maamulka Puntland Oo Lagu Edeeyey Burcad-Badeednimo
Wakiilka UN-ka ee Somalia Ahmadou Ould-Abdallah oo shir jaraa'id ku qabtay guriga ummada ee dalka Jabuuti ayaa sheegay in burcad-badeednimada ka taagan Somalia ay khatar ku tahay calaamka.
Abdallah oo ku hadlayay Afka Faransiiska ayaa sheegay in dhibaatooyinka burad-badeedu ay wadaan ay soo kordhayso, sidaa daraadeedna ay dunidu go'aan cad ka qaadan doonto(9/20/2008) >> More Wafdi Ururka Dhalinyarada Ee SEEYO Oo Booqday Goobo Ay Mashaariic Ka Wadaan
Cerigabo(Sanaag.org)-Tan iyo biloowgii Sanadkan 2008 ayaa Ururka dhalinyarada Daryeelka Degaanka iyo Waxbarashada ee SEEYO, ee xaruntiisa guud tahay magaalada Ceeragaabo ee Gobolka Sanaag waxay kormeer ku soo mareen meelo badan oo ay ka wadeen.
Mashaariic ku saabsan Degaanka, Ha'ayada SEEYO oo ka mid ah Ha'ayada ugu dhaqdhaqaaqa badan ee Gobolka Sanaag(9/20/2008) >> More Ceergaabo:Roobab Ka Daey,Dollarkii Oo Hoos U dhacay Iyo Maceeshadii Oo..
Waxaa Magaalo Madaxda Gobolka Sanaag Ee Ceergaabo Maalmahan ka jiray Roobab kuwaas oo lagu diirsaday, inkastoo aanay gaadhin meel walba ama aanay ka di,in ayaa iyadoo bil Ramadaan lagu jiro si fiican loogu doogsaday, sidoo kale qiimaha Sarifka Dollarka oo dhacay ayaan Waxba ka dhicin Maceeshaddii(9/18/2008) >> More Qalabkii Ugu Muhiimsanaa Hawlaha Diiwaan-galinta Oo Maanta Dalka Soo Gaadhay Hargaysa(Sanaag.org)-Qalabkii ugu muhiimsanaa in lagu fulinayo hawsha diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashooyinka ee la filayo inay dalka qabsoonto
badhtamaha October ee foodda innagu soo haysa, ayaa shalay soo gaadhay caasimadda Hargeysa.
(9/18/2008) >> More Fazul Abdallah Oo Sheegay Inuu Weerarayo Caasimada Ugaandha Fazul Abdallah oo ah nin Marykanku si ba'an uga Baadi-goobaayey Somalia oo la sheegay in uu Weerarayo caasimada Uganda.
Waxa soo baxay oo si aad iyo aad ah isu soo taraaya warbixinada laga helayo saraakiisha sirdoonada Kenya, Uganda, Tanzania iyo Maraykanka, kuwaas oo tibaaxaaya in dalka Uganda gaar ahaan caasimadiisa Kampala uu ku sugan yahay mid ka mid ah Hoggaamiyeyaasha Ururka Al-Qaacida ee Geeska Africa.
(9/18/2008) >> More Dawlada Faransiiska Oo Sheegtay In Ay Madaarka Berbera Isticmaaleen Dawladda Somaliland ayaa markii u horaysay si rasmi ah u sheegtay in ciidamada Kamaandoowska ee Faransiisku madaarka caalamiga ah ee Berbera u adeegsadeen hawlgal ay bishii April ee sannadkan ka fuliyeen deegaanada Puntland, kaas oo ay ku qabteen lix ka mid ahaa koox budhcad badeed Somali ah oo biyaha Somaliya ka soo afduubay dooni laga leeyahay Faransiiska, iyagoo sii dayntoodana ku xidhay lacag madax furasho ah.(9/18/2008) >> More
|
Maqaal: Mudane M/Weyne........Ciid Mubaarik Dhamaan By; Xasan Bacad Waxaan hambeyo u dirayaa dadka Somaliland, ciid mubarik, ku ciida, ciid wanagsan, ku ciida sannadka dambe nabad iyo wanag, Al –scw wr wb walaalayaal.
Waxaan marlabaad hambelyeenayaa bulshada Somaliland, iyo bahwaynta Xisbiga Udub in Musharax reer Udub u taagan yahay jagada madaxweyne ee xisbiga Udub.(10/1/2008) >> More Dareenka ciida iyo Ceerigaabo
Waa wakhti niyada loogu bushaareeyey in subaxa fooda ku soo hayaa uu yahay subax ciideed, waxaana habeenku ugu dumay rajo wanaagsan waxaana lagu seexday hubaaltinimada in beri farxada ciida laga wada qayb qaadanayo, hooyooyinkuna waxayba sii diyaarinayeen waayaha soo socda hawshoodi kaga beegneed qoyska(9/30/2008) >> More Wasiiradaa Amarka bixiyay oo Taliyaha ku Khasbay, Xadhigii Mr NINE “Wasiiradaa Amarka bixiyay oo Taliyaha ku Khasbay iyagoo Wanjal been abuur ah oo Mudugaysan u Sheegay”Xil:Cabdiqaadir Jaamac Xaamud.
Dhowan ayaaa waxaa Magaalada Hargaysa lagu xidhay Maxamed Cabdi Maxamuud (Nine).Hadaba Xildhibaankan ayaa faahfaahinaya cida ka danbaysay xadhigaas,iyo fursada Sanaag Bari u taala.(9/28/2008) >> More "Klankii Madaxweyne Riyaale iyo Qaar ka mid ah Qurbajooga Reer Sanaag London(Sanaag.org)-Kulan si fiican loo soo abaabuley ayaa ka dhacay maalintii arbacadii ee 24-09-2008 huteelka Marriot ee magaalada London oo ay degenaayeen weftiguu uu hogaamianyey Madaxweyniha JSL mudane Daahir Riyaale.(9/28/2008) >> More TACSI( Inaa lilaahi wa inaa illayhi raajicuun) Dhamaan ada magacyadoodu hoos ku qoan yihin axay Tacsi Tiraanyo leh U dirayaan,ILMA CALI UBAXLE OO KALA AH, AHMED, FARDUUS IYO ABDI OO JIMCI LA SOO DHAFAY HOOYADOOD FADUMO HAYBE AY KU GEERIYOTAY MAGALADA BURCO(9/26/2008) >> More Two terrorist suspects arrested on plane in Germany,,, Origin Somalia
German police boarded a Dutch airliner at Cologne airport on Friday and arrested two men suspected of planning to take part in terrorist attacks, a spokesman said(9/26/2008) >> More TACSI (inaa ilaahi wa inaa lilaahi raajicuun)
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Dadkan Hoos Ku Qoran Waxay Tacsi U Dirayaan Qoyskii, Qaraabadii, Ehliyaddii Iyo Dhammaan Asxaabtii ay ka baxay Marxuumad : FAADUMO XAAJI HAYBE oo maalintii jimcihii ku geeriyootay magaalada burco ee Somaliland Waxay Dhammaan Ilaahay Uga Baryayaan In Janaddii Firdowsa Eebbe Ka Waraabiyo Intii ay ka geeriyootayna Samir iyo iimaan Ka Siiyo.(9/25/2008) >> More Falanqaynta Heestii Hadraawi ee Hablaha Geeska Afrika Qaybta Kowaad.
Go’i waa barbaarey haddaad gabar caddaaniyo dhulka gaalo keentaan, midaan kuu garaabeyn, dhibka kaa gargaareyn, xilka kaala gubanayn gacal haddaad ka dhigataan, guumays shisheeye ah haddaad gacanta qabataan hablaheennu guur & gayaan yey ka sugayaan. (Hadraawi). Heesta caan baxdey ee hablaha Geeska Afrika(9/24/2008) >> More Cabudhinta Saxaafada, Garaacida iyo xidhida weriyayaashu waa qorshaha xukuumadu... Waxa mid aad looga xumaado ah yaab iyo amakaagna nagu noqotay talaabada qalafsan ee isugu jirta garaacida axmaqnimada ah iyo xadhiga bilaa sharciga ah ee lagula kacay wakiilka ururka Somaliland Democracy Watch Organisation (SDWO) ee Somaliland isla markaasna ah weriyaha SDWO.COM, Weriye Shiine Cilmi Kaahin.(9/22/2008) >> More Halyeyga Tolwaa Xushmaan U Hayaa....By Axmed Cali Ducaale Cabdiraxamaan Aw-Cali kumuu ahaa? Kolay waxaa lays waydiinayaa muxuu uga jeedaa su’aashaas, qofka ugu horeeya ee aad waydiisaana, wuxuu kuugu jawaabayaa, miyuu waalan yahay! dee waa Tolwaa, waxaana laga yaabaa in aflagaado laguu raaciyo. In aynu haddaba barano shakhsiyada casiiska ah ee Tolwaa ee sidaas u caanka ah, ma halgankii ayaa abuuray ayaad is waydiin kartaa.?(9/22/2008) >> More Ergadii KU Dhex jirtay KUlmiye Oo Laba Qodob Soo Wada . Ergadii ku dhex jirtay labada garab ee xisbiga KULMIYE ee isku khilaafsan natiijadii ka soo baxday shirkii Golaha dhexe ee xisbigaas Burco ugu qabsoomay, ayaa la sheegay inay hawshoodii soo gebagebeeyeen.
Ergadaas oo ka kooban siddeed xubnood oo afarba dhinac ka socoto, waxa ay maalmihii ugu dambeeyay ku dhex jireen kulamo gooni gooni iyo wada jirba ay ula yeelanayeen labadaas garab(9/21/2008) >> More Somaliland Seeking Security Ties With Western Nations
Somaliland, which has been seeking recognition from the international community for its independent status from the rest of Somalia, is said to be increasing security ties with France and other western nations. VOA Correspondent Alisha Ryu has the story from our East Africa Bureau in Nairobi.(9/18/2008) >> More WAA MAXAY XISHOODKU?.... By Shucayb WAAMAXAY XISHOODKU?
Waxaa mahad iska leh Ilaahay Ilaaha ina waafajiyey bishan barakaysan ee ramadaan, waxaan salamaya dhaman umada islamka ah meelkasta oo ay joogto , waxan kaloo salamay dhaman shaqaalah shebekeda Sanaag.com oo noo fududaysay inaanu ku soo gudbino fekradahayaga.(9/18/2008) >> More Gabadh Uu Dhalay C/Laahi Yuusuf Oo La Sheegay Inay Jeclaatay Hogaamiyaha Al-Shabaab Sh. Roobow Ila Qosol: Gabadh Uu Dhalay C/Laahi Yuusuf Oo La Sheegay Inay Jeclaatay Hogaamiyaha Al-Shabaab Sh. Mukhtaar Roobow
Maalmihii ugu dambeeyey waxaa shabakadaha Somalida ee Internet-ka lagu baahiyey war sheegaya in gabadh uu dhalay C/laahi Yuusuf oo ah Madaxweynaha Dawladda Imbagathi ay Jeclaatay mid ka mid ah hogaamiyeyaasha Ururka Al-shabaab ee ay sida weyn ugu dagaalamayaan dalka Soomaaliya.(9/16/2008) >> More Maansadan cusubi waxay ka mid tahay maansooyinkeenii hore ee taxanaha ahaa waxana layiraa DUCAYSANE
Maansadan cusubi waxay ka mid tahay maansooyinkeenii hore ee taxanaha ahaa u tiriye abwaankii weynaa ee Aadan Cumar Maxemed Bilaad (Aadan Gaab).(9/15/2008) >> More Buug Cusub : HAL AAN TEBAYAY: Baal-Taariikheedkii X.Adan Afqalooc Iyo Gabayadiisii.
Hal Aan Tebayey ( The One I Yearned For Most) waxa uu ka kooban yahay afar qaybood oo xidhiidhsan iyo lifaaqyo ku taxmaya.
Waa Qoraagii Waynaa Ee Maxed Baashe, Waa Qoraagii Hal-kahaleel,Iyo Guri waa Haween,Waqti baa Galay ,Maskax baa Galshay.Waa taariikh-nololeedkii Iyo Gabayaddii X.Adan Afqalooc.
Sidoo kale waa Buug Koobsaday,Nooc kasta oo aftahanimo,farshanimo,Balaaqad aad u dheer(9/12/2008) >> More TACSI (inaa lillahi wa Inaa ilayhi raajicuun)
DHammaan dadkan magacyadoodu hoos ku xusan yihiin waxay tacsi u dirayaan eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyootey marxuumad KHadaro Cali SHire oo shalay (10-09-2008) ku geeriyootey magaalada Ceerigaabo.Waxay ilaahay uga baryayan in janadii farduusa uu ka waraabiyo eheladeediina sami iyo iimaan ka siiyo aamiin aamiin(9/11/2008) >> More Ceel-Afweyn: Bayaan Ay Soo Saareen Cuqaasha Iyo Waxgaradka Degmada Ceel-Afweyn Ceel-afweyn (Sanaag.org)-Madaxdhaqameedyada, waxgaradka iyo aqoonyahanka degmooyinka Ceelf-weyn iyo Dararweyne ee Gobolka Sanaag,ayaa ugu baaqay hay’adda samafalka caalamiga ah ee DRC oo hawlo muhiim ah ka fulisa degannaadaas in aanay ku degdegin beddelladda masuuliyiinta hay’adda ee xafiiska degmada Ceelf-afweyn(9/8/2008) >> More Qormo Cilmiyeed Xambaarsan Aqoon Ballaadhan Oo Dhinacyo Badan Taabanaysa. Waan idin salaamayaa dhamaan bahda saxaafada iyo akhristayaasha qiimaha badan ee jecel in ay aqoontooda kordhiyaan,Waxaanan idin leeyahay "Salaama Calaykum". Waxaan idiin soo tabinayaa xubintan aqoon korodhsiga ah.Waa xubin xambaarsan xogo kala duwan oo khuseeya diinta islaamka, dhaqanka iyo hiddaha, Taariikhda caalamiga ah, Juquraafiga caalamka, Sayniska casriga ah iyo qaybo kaleba ee akhris wanaagsan(9/7/2008) >> More WAXBARASHADA CASRIGA AH IYO SIDAY UGA BILAABANTAY DALKA Ummad weliba waxay leedahay baadi-sooc ay kaga duwantahay ummadaha kale. Taariikhda sooyaalka ah ayaa ka mid ah, in lagu kala duwanaado. Guud ahaan dadka soomaaliyeed waxay isku raacsanyihiin, in qoraal la'aanta, aan waxba laga qorin dhacdooyinkii soo maray soomaalida ay sabab u tahay, afka soomaaliga oo aan qornayn. Anigu taa ma qabo oo dhaqan baa jira innaga horjooga qoritaanka. Waxaan taa daliil uga dhigayaa, maanta waxa jira dad badan oo wax qori kara, hadday tahay afsoomaali, ingiriisi, carabi, xataa afka shiinaha waxa la helayaa soomaali wax ku qori karta, oo ku gabayda. Nasiib darro ilaa maanta waxbadan baa qabyo ah. Waxba yaanan ku dheeraan qodobkaas, ee aan u soo daadego qoraalka iyo ujeeddadiisa.(9/5/2008) >> More SAC Interview with Minister Qasim Sheikh Yusuf, September 7, 2008 SOMALILAND AMERICAN NEWSLETTER
SAC Interview with Minister Qasim Sheikh Yusuf, September 7, 2008
Minister of Water and Mineral Resources, Republic of Somaliland
(9/5/2008) >> More Duruusta Ramadaanta SALAADA IYO QIIMAHEEDA
SANAAG.ORG) Ceergabo.4/9/2008 Mahad oo idil Eabaa leh, naxariis iyo nabad gelyona Eabe Nabi Muxammad korkiisa ha yeelo, intaas ka dib; Ilaahay kor ahaaye isagaa oo kaliya ayaa adduunka abuurey: Cirka, dhulka, qorraxda, dayaxa, geedaha iyo xoolulhuba waxay ka mid yihiin uunka Alle.Ilaahay kor ahaaye si gaar ah ayuu dadka u abuurey oo ak duwan xoolaha iyo dugaagga duur joogta ah, wuxuuna u yeelay qaab iyo muuqaal wanaagsan, intaa waxaa dheer inuu ka yeelay mid caqli iyo cilmiba leh. Maxaa dadka loo abuuray? Ilaahay wuxuu dadka u uumay inay keligii caabudaan Alle kor ahaaye wuxuu yiri: "Jinni iyo insi waxaan cibaadadayda ahayn uma uumin."(9/4/2008) >> More Xildhibaanadii Sanaag Dooratay Hankiinu Ma Intaas Buu Ahaa "In Xildhibaan Laydin Yidhaahdo. (Sanaag.org)Ceergaabo 4/9/2008 Xildhibaanadow horta yaydin doortat? ma Hargeysa Sanaag?marka hore waxaan aad ugu hanbalyaynayaa dhamaaan dadweynaha reer sanaag intaa ka dib , walaaalayaal dhamaanteen waxaaa inaga wada saaran hawlaha gobolka xil weyn iyo inaynu hurdada ka kacnaa oo khayrkeeen wax la qaybsanaa,waxaan jeclahay inaan mar kasta ka dhiibto fikradayda sidii gobolka arimihiisu u noqon layaaheen qaar midho dhala oo aanay noqon qaar marka miiska la fadhiyo ee laga wada hadlayo uun ay caadifadoodu taagantahay.
(9/4/2008) >> More Jaamici shaqo la an darteed daayeer iska dhigay (Qiso la yaable) jaamicigii shaqada waayey!!!
waxa dhacday in lagu soo qoray jariirad kasoo baxda dalka sudan fursad shaqo
waxa soo codsaday boqol iyo dheraad qof, markii ay isu yimaadeen codsadayaashii waxa laga qaatay ninkii ugu foosha xumaa ugu gaabnaa uguna madooba , waxa loo sheegay in la siin doono lacag aanu maqal intuu noola is ka daa inay soo gashee, hasa yeeshee waxa loo sheegay inuu qaban doono hawl aanu filayn taas oo sidan u dhegnayd:
(9/2/2008) >> More Sanaag waa inaan sidaas lagu ilaaawin Sanaag.org)Ceergabo.1/ramadan/1429H.1/9/2008 waxaan aad uga xumahay horu ma la,aanta gobolka soo wajahday waayadan danbe, haday noqoto xag dhaqaale, dhisme, waxbarasho, caaafimaad iyo xag biyeedba, hadaba yaaa sabab u ah baynu oran karnaa dayacaada intaas leeg eee gobolku qabo? waxaa sababay waa inaga, waayo wuxuu ilaahay quraankiisa ku yiri (subxaana wa tacaala e) ilaahay qoomna ma dooriyo hadaaanay iyagu is doorrin, ma jirto cid inaga hortaagani inaynu wax qabsano,(9/1/2008) >> More Miisaniyada Somaliland oo ah $50 Million side macalimiinta Ceergaabo loogu deweriyaa
(SANAAG.ORG)Ceergaabo Qurba-jooge Ibraahim Nuur Madoobe. Meeday miisaaniyadii 50 Million ee Doolar ee baarlamaanka Somaliland ansixiyeen meeday dheeftii Sanaag? Sanaag waxay ka yeelan kartaa 8 million oo doolar, iyada oo lacagta intaa le’eg la ansixiyey maaa keenay in macalimiintiii mushahar la,aan gobolkii uga cararaan,(8/30/2008) >> More
|